Hooso
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Dhis yar oo la harsado. 2. Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hooso ↴
masnac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg