Hooyaale
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ereyo lagu luuqeeyo ama lagu heeso, si jaangooyo looga dhigo tixaha gabayga ama heesaha. ld hoobaale, hoobale.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hooyaale ↴
hoobaale | hoobaalee | hoobale | hooyaalayn | hooyaalee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg