Hooyo
Qaabnaxa: m.l.w Isrogrogga:eeg hoy.
Hooyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Qof dumar ah oo wax dhashay. 2. Erey gacalo. 3. U.j: hooyoy! 4. U.j: wiilkaygiyow!; gabadhaydiyey.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hooyo ↴
yaraan | yeber | abaydin | bah | bahwadaag | dabsii | guridambays | guruddambays | habar | habarwadaag |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg