Horaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ddo, m.dh)

1. Naasaha xoolaha labada horreeya oo xagga xudunta xiga midkood. 2. Naasaha dumarka.

Horaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(xis.) Ururka dhammaan xubnaha hore ee lammaaneyaal horsan ee xiriir. Guud ahaan waa ururka leh x kutirsaneyaal ee la dhigo dhidibka jiifa (dhidibka-x) ee garaaf.

Horaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-yo, m.l)

Haan ama dhoon loogu horreysiiyo rarka ratiga dhaanka ah. ld kalsaar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga horaad

xag | aroorhoraad | arooryohoraad | bidaarhoraad | caweysinhoraad | dhoonhoraad | fadgooyo | fanhoraad | fiid-horaad | gelinhoraad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg