horgal
(m.l) (-llo, m.dh)Meher-kaweyne.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh horgal ↴
hordhalad [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Curad. 2. Horgal.
meherkahorreys [m.l] (-syo, m.dh)
Ilmo calool gala inta aan aabbihii iyo hooyadii is mehersan, meherkaweyne; horgal.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg