Horkac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. (-cyo, m.dh) H. ah: xoolo ama dad isdabajooga oo qoodeynaya, oo mid iyaga ka mid ahi u horreeyo oo horsocdo, inta kalena dabasocoto, si aan waddada looga habaabin. 2. ld horkicid.

Horkac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -kici)

1. Cid hoggaamin. 2. Xoolo hor socosho si loo wado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga horkac

ibliis | horkicid | tilmaame |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg