Huf
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-fo, m.l)Shimbir hilibka cunta; dafo.
Huf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)1. Wax sifayn. 2. Wax kala saarid. 3. Wax jifid (gogol iwm).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huf ↴
edegkudhufaan | afgobaadso | carrabkudhufad | carrabkudhufasho | ciddikudhufaan | dhayladhufaan | dhayladhufaan | dhayladhufaanad | dhayladhufaanasho | dhayladhufaanid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg