Ibdar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Caano yar oo dhowrto ahaan la isugu daro. 2. Xoolaha markay dararaan oo uu naaskoodu gaaro xoorka caanaha. 3. Dhaawac gaara caanamareenka naaska oo ay candhadu caanaha ceshan weydo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ibdar ↴
ciribdarro | nasiibdarro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg