Nasiibdarro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Nasiib wacan la'aan. 2. Dhibaato; mushkilad. ld nasiibxumo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nasiibdarro

saancaddo | bacaw | kayn | nasiibxumo | nujub | nujub |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg