Ilxir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Maro, derin iwm oo aqal, qol, iwm lagu kala qoqobo. 2. Inta ka dambeysa ilxirka oo la seexdo (qolka). ld ila-xir.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilxir

alool | daah | ilaxir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg