Indhasarcaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Muujin wax sidii ay ahaayeen si ka beddelan loo muujiyo. 2. Si buunbuunsan oo wax quruxdooda loo muujiyo.

Indhasarcaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Wax siday ahaayeen si aan ahayn cid ugu muuqasho. 2. Wax quruxdooda si buubuunsan u muuqasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indhasarcaad

indhasarcaadi | indhasarcaadid | indhasarcaadin | indhasarcaadis | indhasarcaadsan | indhasarcaadsanaan | indhasarcaadsanaansho | qalinshubato |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg