Inkaar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dhibaato qof Ilaah looga baryo in ay ku dhacdo.
Inkaar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Dhibaato Ilaah cid uga baryid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga inkaar ↴
wacadqabe | cawro | dhaaw | fered | fered | inkaaran | inkaarid | inkaarnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg