Insuliin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-no, m.dh)

(daaw.) Hormoon brotiin ah, oo ay dhiiqaan ilaha langerhan ee ganaca, kaa oo horumariya qaadashada glukows ay qaadanayaan unugyada jidhku, iyo weliba ku-xukumidda ribanaanta dhiigga.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga insuliin

kaadimacaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg