irmaanee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -naysay)

Wax irmaan ka dhigid. ld irmaani.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh irmaanee

irmaanayn [m.f.dh]
eeg irmaanee. ld irmanin.

irmaani [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. ld irmaanee. 2. Neef irmaan cid siin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg