Irmaani
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. ld irmaanee. 2. Neef irmaan cid siin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga irmaani ↴
caalsaar | caanoqaadad | irmaanee | irmaanin | xila-irmaanis | xila-irmaaniye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg