Is-afgaranwaa

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Is fahmid la'aan.

Is-afgaranwaa

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aayay, -aayday)

Laba qof ama ka badan is famhi waayid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga is-afgaranwaa

maandhaaf | is-afgaranwaayid | khilaaf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg