Isdaafac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Baadbaadinta qof naftiisa ka badbaadiya halis ku soo fool leh. ld isdifaac¹.
Isdaafac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Dhibaato iska badbaadin. ld isdifaac².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isdaafac ↴
isdaafacid | isdifaac | isdifaac | isdifaacid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg