isdifaac
(m.l)ld isdaafac¹.
isdifaac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)ld isdaafac².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isdifaac ↴
isdaafac [m.l]
Baadbaadinta qof naftiisa ka badbaadiya halis ku soo fool leh. ld isdifaac¹.
isdaafac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Dhibaato iska badbaadin. ld isdifaac².
isdifaacid [m.dh]
ld isdaafacid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg