Isgarabdhig
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Isu-eegidda laba shey ama ka badan waxay ku kala duwanyihiin ama isaga mid yihiin.
Isgarabdhig
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Laba wax ama ka badan waxay ku kala geddisanyihiin ama isaga mid yihiin isu eegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isgarabdhig ↴
saamiggal | isgarabdhigid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg