Isticmaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Adeegsiga shey loo adeegsado waxa lagu qaban karo.
Isticmaal
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)Wax adeegsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isticmaal ↴
u | ka | caabbiye | la | qaab-dhuleed | taabasho | caado wareer | idlayso | laagfaaf | maadhiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg