Istiil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Karti iyo dadaal dheeraad ah oo lagu fuliyo hawl qabashadeedu dhib tahay.
Istiil
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iilay, -iishay)Hawl qabashadeedu dhib tahay karti iyo dadaal dheeraad ah ku fulin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga istiil ↴
maanganiis | birdhaf | fantatiir | istiilid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg