Ixtiraam
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dareen xurmo iyo qaddarin leh oo cid loo muujiyo.
Ixtiraam
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay)Dareen xurmo iyo qaddarin leh cid u muujin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ixtiraam ↴
ixtiraamid | xaqdhawr | xaqdhawr |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg