Jaawe
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Waxyaabo laysku shiilo markay qallalaanna loo shito udug ahaan oo qiiq caraf leh bixiya. ld jaawi¹.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaawe ↴
jaawi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

