Jabhad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-do, m.l)Qof ka mid ah urur u dagaallama xurriyad iyo madaxbannaani
Jabhad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)1. Weji. 2. Urur u halgama xurriyad iyo madaxbannaani.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jabhad ↴
gobannimaddoon | shuftanimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg