Jactad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Muuqaalka uu yeesho dhar iwm oo aan si fiicanu kala fidsanayn; canbus, canyayuub. 2. Garaawshiinyo ama oggolaansho la'aan; muran foolxun.
Jactad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Dhar iwm si xun u laallaabmid. 2. Hadal jactad ah ku hadlid; asaraarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jactad ↴
coorcoor | cutad | dhiibi | jactadan | jactadi | jactadid | jactadin | jactadnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg