Jaliilad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Nooc ka mid ah bumbooyinka waaweyn ee diyaaraduhu tuuraan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaliilad

madfac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg