Jallaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Kutub Quraanka oo dhami ku qoranyahay. 2. (-dyo, m.dh) Toddobada subac ee quraanku ka koobanyahay midkood. 3. (-dyo, m.dh) Jildi korka kaga dahaaran kutub. ld jillaad¹.
Jallaad
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Kitaab jildi ku dahaarid. ld jillaad².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jallaad ↴
jallaadan | jallaadan | jallaadasho | jallaaddee | jallaaddeyn | jallaadeysan | jallaadeysnaan | jallaadeysnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg