jarri
(m.dh)(c.nafl.) Shimbir yar oo af guduudan oo xoolaha shilinta ka gurata. ld jirri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jarri ↴
deyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Wax bixintooda diyaar loo ahaa cashasho. 2. D. ah: timo jarriin ka dhaafid.
jarid [m.f.dh]
eeg jar³. ld jarriin.
jarriin [m.l]
ld jarid.
jarriinsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld jarsii.
jirri [m.dh]
ld jarri.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg