Jeedal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Suun adag oo dabo la qabsado leh oo fardaha iwm lala dhaco si ay orodka u badiyaan; nadi. ld jeydal.
Jeedal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(baay.) Shaabuug qaab dherer yar leh ilaa 150 maykaroon/m. oo laga helo oogaada unugyada qaarkood, gaar ahan unugyada taranka ee socda. Tusaale ahaan isbeermatosowa, bakteeriya iyo qaar ka mid ah borotosowa.
Jeedal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)Jeedal wax la dhicid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeedal ↴
organ yare | jeedalid | jeedalley | jeedlid | jeydal | karbaash | karbaash |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg