Karbaash
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-shyo, m.dh)1. Suun dhuuban oo dheer oo dabo la qabto leh, waxna lala dhaco, jeedal. 2. Calallo, jawaano iwm oo la isku tolo oo waxyeellada rarka looga celiyo gaadiidka.
Karbaash
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)Wax jeedal la dhicid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karbaash ↴
dhac | karbaashid | nadi | nadiyee | shaabuug |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg