Jiiraggo'
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xanuun muruqyada ku dhaca daal ama jug gaartay awgeed. ld jiirgo'¹.
Jiiraggo'
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-'ay, -'day)Qof jug gaartay ama daal awgiis murqo xanuunid. ld jiirgo'².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiiraggo' ↴
jiiraggo' | jiiraggo' | jiiraggo'id | jiirgo' | jiirgo' | jiirgo'id |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg