Jilci

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax jileec ka dhigid. 2. Wax sahal ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jilci

balqan-keene | budli | budul | bukabbukee | caanyee | calaanji | calali | calool-jilciye | calyo | carrabjalqi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg