Jillaab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Hab loo ugaarsado kalluun-ka. 2. Qalabka wax lagu dabto. 3. ld jillaabid.

Jillaab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Kalluun dabid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jillaab

ilyar | jillaabad | jillaabasho | jillaabid | jillaabo | jillaabo | milgo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg