jimco
(m.dh)

ld jamce.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jimco

jamce [m.l]
Maalinta u dhaxayso, sabtiga iyo axadda. ld jimce, jimco.

jimcabarqadle [m.dh]
ld jimcobarqadle.

jimcobarqadle [m.dh]
Xaflad weyn oo roobdoon ah oo lagu sameeyo siyaarada Sh. Yuusuf Al-Kowneyn. ld jimca-barqadle.

jimcoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Xilli wax aan dhibaato badan lahayn ahaansho.

jimcoonaan [m.f.dh]
eeg jimcoon. ld jimcoonaansho.

jimcoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jimcoonaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg