jinaab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

Qof hurdaya shahwo sii dayn. ld junow², junub², junuub², junuun².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jinaab

janaabo [m.dh]
ld jinaabo.

jinaabid [m.f.dh]
eeg jinaab. ld junoobid, junubid, junuubid, junuunid.

jinaabo [m.dh]
Qubays ku waajiba qof shahwo ka timid. ld janaabo, junow¹, junub¹, junuub¹.

junoobid [m.dh]
ld jinaabid.

junow [m.l]
ld jinaabo.

junow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-obay, -owday)
ld jinaab².

junub [m.l]
ld jinaabo.

junub [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ubay, -ubtay)
ld jinaab².

junubid [m.dh]
ld jinaabid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg