Joogto
Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:1. J. ah: wax aan isbeddel lahayn ama aan kala go'ayn. 2. Shaqaale hay'adeed oo aan maalin goosato ahayn.
Joogto
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(nax.) Ammin faleed tilmaama fal dhacaya isla marka la joogo oo lagu dhawaaqayo warka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga joogto ↴
caafimaad-beeleed | laasim | raatib | ugu hooseeye | ajnebiyad | amiiba | aragtida kuwaantam | baaxaadeg | baaxaadeg | baaxaadegan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg