Jooji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax dhaqaaq ka celin. 2. Wax dhulka yaal istaajin. 3. Wax socday hakin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jooji

ebinefiriin | daa | caabuqtire | ibidimooloji | saahid | taag | aammus | afjig | agjooji | agjoojin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg