Daa
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (dayay, deysay; deyn)1. Wax xannibnaa faraha ka qaadid. 2. Hawl la hayay faraha ka qaadid. 3. Wax la caadaystay joojin. Tus. “Waxaa fiican inaad sigaarka dayso”. dayay, deysay, deyn
Heydaarin*
Caay ama aflagaado
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Tooshka iga daa*
Dadka ha igu so jeedin
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Xidaar*
Xushmad, ixtiraam, qadarin
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Jeedaasha*
Jeedaasha
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Jeedaasha*
Jeedaasha
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daa ↴
aadaab | aadaamid | aadaan | aadaan | ebinefiriin | da' | faad | daab | daab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg