Kaafi
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:K. ah: wax deeq kugu kaafiya.
Kaafi
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)Wax ku fillaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaafi ↴
ictikaafid | kaafir | kaafirad | kaafiriin | kaafiyid | kufaar | kufri | shardi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg