Kaamil

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

K. ah: wax dhan.

Kaamil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)

Wax kala dhiman dhameystirid. ld kammil.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaamil

naafo | taam | garooc | jaw | kaamilan | kaamilan | kaamilid | kaamilmid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg