Kaarboohaydrayt

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tyo, m.dh)

(kiim.) Mid ka mid ah koox iskudhisyo orgaanigga ah oo ku salaysan astaanta guud ee cx (H2 O). Karbohaydraytyada ugu sahlani waxa weeye sonkorta (sakaraydhyo) oo ay ka mid yihiin gulukowsta iyo sukurowsta. Boolisa-karaydhyadu waa kaarboohaydraytyo culays molikiyuulladoodu weyn yahay oo kakan. Tusaale ahaan: istaarj, istaarj xayawaan iyo selilows.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaarboohaydrayt

jidhka Golji | kimistariga noolaha | monosakaraydh | neefsasho ogsajiin la' |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg