Kaarto
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)(juqr.) Khariidad nooc ay doontaba ha ahaatee; amase khariidad loogu talaggalay inay caawiso badmareennada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaarto ↴
cadaadis-ekeeye | isku-cadaadis | isku-heerkul | kaartoogaraafiyada | xanuun |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg