Kabarray

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nooc shinbiraha ka mid ah oo aan duulimaad badneyn, abuurka beertana la baxda. Midab bey ah leh oo hilibkeeda la cuno. ld barakadley.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabarray

qaandhaw | barkadley |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg