Kabbisii

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Cid caano iwm in uu kabbado u oggolaansho. ld kebbisii.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabbisii

fiiqsii | kabbisiin | kebbisii | kebbisiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg