kaduudid
(m.f.dh)eeg kaduud². ld kaduud¹ (2), kuduud¹, kuduudid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaduudid ↴
kaduud [m.l]
1. Laalaabka saanta wejiga. 2. ld kaduudid.
kuduud [m.l]
ld kaduudid.
kuduudid [m.dh]
ld kaduudid.
wejitub [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Jirxumayn darteed cid wejiga u kaduudid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg