Kajan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Hadal beeni ku jirto oo kaftan iyo ciyaar u eg.

Kajan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Ku k.: cid ku jeesjeesid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kajan

jeesjees | kajamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg