Jeesjees
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hadal si kibir ah loo yiraahdo oo cid lagu xumaynaayo; kajan; likaaco. 2. ld jeesjeesid.
Jeesjees
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Hadal kibir iyo digasho ku jirto cid u jeedin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeesjees ↴
dallal | jeesjeesid | kajan | khaayir | khaayir | likaaco | likaacoo | qosol |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg