Kalabbax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Kala miirmidda laba waxood oo isku jiray ay kalamiirmaan.
Kalabbax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(kiim.) Falgalka kiimikaad ee iskudhis u kala jabiya iskudhisyo ka kooban molikuyuullo fudud.
Kalabbax
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)1. Laba shay oo isku jiray kala miirmid. 2. Laba shey ama ka badan oo isku jiray kala furmid. 3. Derin, maro iwm kala siibmid. 4. Kala tegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalabbax ↴
farakalabbax | kalabbaxsan | kalabbaxsanaan | Kalabbaxsanaansho | kalabbaxsasho | kalabbaxso | kalabbixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg