kalabbixid
(m.f.dh)

eeg kalabbax².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalabbixid

farakalabbixid [m.dh]
Faro ka qaadidda cid faraha laga qado; dayrin. ld farakalabbax (2).

moqorso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Neef dhali raabo minkiisa kalabbixid. 2. Welwel dhan waliba la eegid (neef foolanaya). ld maqooro.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg