Kalli

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.nafl.) Dhisme ka kooban dhuumo kuwaas oo gudbiya dareerayaasha. Dhinaca dhirta dareerayaashu waa biyo, milanno ka samaysan cusbooyin aan orgaanik ahayn ama milanno cunto ah. Dhinaca xayawaanka dareerayaashu inta badan waa dhiig, ama dhiig iyo limf dhinaca lafdhabarleyda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalli

uugaami | asbax | asbixi | carruuree | cudurdaar | cudurdaar | diir-hoose | hiireyso | jarmaadi | kallahid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg